Mu’assasada Al-kataa’ib oo ah garabka Warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa ballan qaaday Filim cusub, Kaasi oo la baahindoono goordhaw.
FG: Website-ka Calamada waxa uu idiin ballan qaadayaa inuu sida ugu dhaqsiyaha badan Filimka idiin kugu soo gudbin doono marka la baahiyo.
Calamada.com