Mu’assasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa ballan qaaday in caawa ay baahindoonta kalimad cusub oo uu jeedinayo amiirka xarakada mujaahidiinta alshabaab sheekh axamed cumar abuu cubeydah Allaah ha dhowra.
Idaacadda Islaamiga Andalus ayaa ku war galisay dhageystayaasheeda ku kala sugan gudaha dalka iyo guud ahaan caalamka in kalimaddaas marka ay soo baxda ay kusoo gudbin doonta barnaamijka faafrebka Wararka Inshaa Allaah.
Calamada.com
Maasha’allh