Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mujaahidiinta Al-qaacidah Oo Weeraro Loogu Aargudayo Nabigeena Muxamed صلى الله عليه وسلم La Beegsaday Faransiiska.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Al-qaacidah Oo Weeraro Loogu Aargudayo Nabigeena Muxamed صلى الله عليه وسلم La Beegsaday Faransiiska.

December 5, 2020

Mu’ssada warbaahineed al-zallaaqah ee ku hada afka mujaahidiinta jamaacada nusratul islaam Wal muslimiin ee maqribul islaam ayaa baahisay bayaan cusub oo looga hadlayo Howlgallo Ka Dhacay waddanka maali oo lagu dilay askar Faransiis ah kuwaas loogu aargadayo Nabi Maxamed SCW.

Bayaanka ay baahisay mu’ssasada ayaa waxaa ciwaan looga dhigay illaa tansuruuhu faqad nasarahullaah, waxayna mujaahidiinta Nusratul islaam Wal muslimiin ku sheegeen in weeraro xooggan oo duqaymo ah ay ku garaaceen saddex fariisimood oo ay ciidamada Faransiisk ku lahaayeen waqooyiga Iyo bartamaha waddanka Maali.

Istiftaax Iyo fur furasho kadib waxaa bayaanka lagu yiri: annagoo oo finayna baycadii rasiilkeenna Iyo xabiibkeenna Muxamed scw, uhiilintiisa Iyo u aar gudka cirdigiisa sharafta badan, Iyo annagoo oofinayna dardaraanka umaradeenn.

Waxay Walaalihiinna mujaahidiinta Nusratul islaam Wal muslimiin fuliyeen camaliyaad dhowr ah oo loogu aar gudayo sharafka nabi muxammed SCW kuwaas oo lagu qaaday saddex fariisimood oo ay ku sugnaayeen gumaystaha Faransiiska.

Maalintii Isniinta 14 Rabiicul Aakhir 1442 hijriyada oo waafaqsaneyd 30-kii November 2020, ayay dheceen weeraradaan allaah ayaana ku mahadsan, waxaana weerardaas oo duqaymo ahaa lala beegsaday saddex fariisin oo ay ku sugnaayeen ciidamada gumaysiga ee Faransiiska, waxayna kala yihiin:

1-Fariisinta Faransiiska duullaanka ku jooga waddanka ee magaalada keydaal ee gobalka baarkhaan waddanka Maali.

2-Saldhiga gumaystaha Faransiiska uu ku keeyahay gaauo gobalka baarkhaan ee waddanka Maali.

3-Iyo xirada millatari ee ay Faransiisku ku leeyihiin manka gobalka baarkhaan ee gudaha Maali.

Mujaahidiinta ayaa waxay bayaankooda ku sheegeen in weeraradaasi oo dhacay bishaan Aan ku guda jirno khasaarooyin lagu gaarsiiyay ciidama Faransiiska ee duullaanka ku jooga waddanka Maali.

Laba fariisin oo ay ciidamada Faransiisku ku lahaayeen magaalada keydaal ee waddanka Maali ayaa mid kamid ah goobaha marti galiyay duqaymahaan, waxayna mujaahidiinta ku garaacen madaafiic culcus, halka Kan kalana ay ka fuliyeen weerar toogasho ah kaas oo sababay dhimashada 2 Askari oo Faransiis ah.

Bayaanka ayaa waxay mujaahidiinta Nusratul islaam Wal muslimiin ku sheegeen in duqaymaha kadib la arkayay qiiq iyo uuro madow oo cirka isku shareertay, taas oo muujinaysa khasaaraha ka dhashay duqaymaha.

Qeybaha dambe ee bayaanka ayaa waxaa fariin culus loogu diray madaxweynaha Faransiiska Emanuel Mackron waxaana lagu yiri: Waxaan leennahay madaxweynaha kadsoon ee Aan caqliga lahayn, habowga Iyo kadada aad ku jirtaan Iyo ku madax adeegiinna aflagaadaynta sabiga SCW waxay muslimiinta usii siyaadin doontaa inay uhiiliyaan nabiga swc ayna arrintaas ku bixiyaan naftooda Iyo wax waliba oo ay awoodaan.

Mackron Iyo ciidankiisa Iyo dhammaan cadowga Islaamka waxaan leennahay ku bishaaraysta wax idin xumaan galiya, ayaa lagu Soo gaba gabeeyay bayaankaan kasoo kasoo baxay jamaacada nusratul islaam Wal muslimiin ee ka dagaalanta waddanka Maali.

Halkan ka dhagyaso Warbixin Bayaanka Nusratul islaam Wal Muslimiin

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Trump oo amray in isbuucyo gudahood ciidamada Mareykanka looga saaro Soomaaliya [Warbixin].
Next: Weerar Khasaara Lagu Gaarsiiyay Dowladda Kenya Oo Gaarisa Ka Dhacay.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-03-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-03-1447-Hijri.

September 6, 2025
Akhriso Xogta Howlgallo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Gobollo Kale.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Howlgallo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Gobollo Kale.

September 6, 2025
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -14-03-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -14-03-1447 Hijri.

September 6, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)

September 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)

August 31, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 29 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 29 aad)

August 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 28 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 28 aad)

August 24, 2025

Sawirro

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada