Bayaan ku qornaa luuqadaha Eglish-ka iyo Soomaaliga ayaa caawa waxa soo saaray Maktabka warfaafrinta Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab.
Bayaankan waxay mujaahidintu ku beeniyeen hadal been abuur ah oo kasoo baxay maamulka Trump uu hogaamiyo ee Maraykanka, kaas oo looga been abuurtay dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan Maraykanka, gaar ahaan dadka ku dhaqan magaalada Minnesota, kuwaas oo lagu eedeeyay in ay lacago u diraan Mujaahidiinta Alshabaab.
Sidoo kale bayaanka gudihiisa Mujaahidiintu waxay Maraykanka ku eedeeyeen in uu ka dambeeyay xasuuq dhawaan ka dhacay degmada Jamaame ee wilaayada Jubbada hoose, halkaas oo cadowgu uu ku dilay 12 qof oo caruur iyo waayeello ay ku jiraan.
Halkan ka degso bayaanka oo Soomaali ku qoran ( PDF )
Halkan ka degso bayaanka oo English ku Qoran ( PDF )