Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.

October 24, 2025

Ciidamada Mujaahidiinta ee Jamaacada Ansaaru Shariica ahna faraca Al-Qaacida ee dhulka Jaziiratul Carab ayaa weerar xooggan oo iskugu jira Istishhaadiyo iyo Inqimaasiyo ku qaaday xarun ciidan oo aad loo ilaaliyo, halkaas oo fadhi u ahayd saraakiil sar-sare oo katirsanaa maamulka Koonfureed ee dalka Yaman.

Mujaahindiinta oo bayaan rasmi ah kasoo saaray hawlgalkaas ayaa sheegay, in xarunta la beegsaday ay ku taallo deegaanka Al-Maxfad ee gobalka Abyan, isla markaana bartilmaameedku uu ahaa Calooshood-u-shaqeystayaasha uu Imaaraatku tababaro ee ka hawlgal gobalkaas. Jawiga goobta ayaana ahaa sida tan xiligii uu weerarku socday.

Goobtan ayaa ahayd saldhig ay si gaara uga hawlgalayeen guutada koowaad ee taakulaynta iyo saadka, waxayna isku xir u ahayd duullaanka cadowtooyo ee lagu hayo Mujaahidiinta iyo Qabaa’ilkooda dulmi diidka ah ee kasoo horjeeda maamulka ka dhisan Koonfurta Yaman. Xaruntan ayaa sidoo kale waxaa ku yaalay talis laga hago diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee duqaymaha ka gaysta dalkaas.

Qaybaha hore ee Bayaanka ayaa lagu yiri “Weerarku wuxuu billowday abaaro 7:30 subaxnimo, ka gadaal markii Saddex kamid ah Inqimaasiyinta laguna kala magacaabo  (Abuu Bakar, Al-Xudeydi, Sameh Al-Sancaani, iyo Karaar Al-Sancaani) – Alle haka aqballo shahaadadoodee ay rasaas ooda ugaga qaadeen cidamadii ku sugnaa afaafka hore ee xarunta, kadibna waxaa saldhiga gudaha u galay Istishhaadi Baraa Al-Ibbi oo watay gaari miinaysan, kaas oo dhulka la simay qayb kamid ah xarunta, intaas kadib Inqimaasiyiinta ayaa toogasho ka dhex bilaabay xerada”.

Weerarkan oo socday ku dhawaad ​​hal saac iyo bar ayaa sababay dhimashada iyo dhaawaca 25 ka mid ah calooshood u shaqeystayaasha Imaaraatka Carabta, sidaba ay qireen maamulka gobalka ee ay ka tirsanaayeen iyada oo si aad ah loo qarinayay. Falanqeeyayaasha ayaa rumeysan in tirada dhabta ah ee khasaaraha nafeed uu aad uga badan yahay inta lagu dhawaaqay, marka la eego xannibaadda adag ee ay dawladdu kusoo rogtay warbaahinta.

Sarkaal ka tirsan isla maamulka dawladda ee Koonfurta Yaman ayaa ka hadlay weerarkan, wuxuuna si jeesjees leh uga falceliyay dhaleecayn iyo guulo been ah oo ay masuuliyiintu ka sheegteen weerarkaas.

Natiijada ka soo baxday howlgalkan culus ee ay fuliyeen ciidamada mujaahidiinta ee Al-Qaacidada Jaziiratul Carab ayaa noqotay in meesha laga saartay dhagartii ay ciidamada xukumadu usoo maleegayeen dadka muslimiinta ah ee ku dhaqan deegaanka Al-Maxfad, waxaana gabi ahaanba la burburiyay gaadiidkii dagaalka ee ku sugnaa agagaarka halka uu qaraxu ka dhacay, kuwaasi oo ay taakulo ahaan usiiyeen Imaaradka Carabta oo dawr wayn ku leh dagaalada ay kooxaha murtazaqada ah ka wadaan wadamada Islaamka.

Weerarkan ayaa waxaa cambaareeyay masuuliyiin badan oo ka tirsan maamulka Yaman, kuwaas oo qiray khasaaraha nafeed ee gaaray ciidankooda, waxayna sheegteen in askar iyo saraakiil badan looga dilay hawlgalkan, dhacdadan ayaa kala shaki ka dhex abuurtay saraakiisha amniga, iyaga oo la anfariirsan qaabka ay mujaahidiinta ugu suuragashay beegsiga xaruntii saldhiga u ahayd diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee duqaymaha ka gaysta gobalka Abyan.

Mudooyinkii dambe waxaa dalka Yaman ka bilowday kacdoon shacbi ah, kaas oo hada sanad jirsaday isla markaana ay isku abaabuleen qabaa’ilka reer Xadramawt, kooxahan ayaa dhawaan soo bandhigay cudud ciidan oo aad u badan, kuwaas oo sida ay sheegeen kasoo horjeeda maamulada ay Imaaraadka Iyo Sucuudigu ka dhisteen dalka Yaman.

Qaybaha dambe ee Bayaanka kasoo baxay Mujaahidiinta Al-Qaacida ee Jaziirada Carabta ayaa baaq tawbad keen ah loogu diray askata ka hoos dagaamaya ajandyaasha uu Imaaraadku wato ee ay Yahuuddu gadaal ka riixayso, lana doonayo in laga hirgaliyo dalka Yaman.

Mujaahidiinta ayaana wacad ku maray inay Allaah Idankiis sii wadi doonaan dagaalka ay kula jiraan kooxaha kufriga ah ee iskusoo bahaystay la dagaalanka diinta, isla markaana aanay mujaahidiinta Yemen iyo qabaa’ilkoodu aqbali doonin in dalkan laga hirgaliyo qorshayaasha cadowga, iyaga oo raacaya dardaarankii Nabiga ee أخرجوا المشركين من جزيرة العرب.

Allaah wuxuu Quraanka ku Yiri: {وَاللَّهُ غَالِبُ عَلَى أَمْرِهِ وَلَكِنَّ أَكْثَرَ النَّاسِ لَا يَعْلَمُونَ}

Hoos ka daawo sawirrada raggii Istish-haadiyiinta ee fuliyay howlgalkaasi barakaysan.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 02-05-1447H.
Next: Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 03-05-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 04-08-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 04-08-1447-Hijri.

January 23, 2026
Itoobiya oo duqayn ba’an u geystay maleeshiyaad taabacsan ciidamadeeda.
  • Allposts
  • Warar

Itoobiya oo duqayn ba’an u geystay maleeshiyaad taabacsan ciidamadeeda.

January 22, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-08-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-08-1447-Hijri

January 22, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026

Sawirro

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026
Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.

December 31, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada