Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mujaahidiinta Oo Baydhaba Kasoo Qabtay Askari Nool Iyo Xalane Oo La Duqeeyay.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo Baydhaba Kasoo Qabtay Askari Nool Iyo Xalane Oo La Duqeeyay.

January 30, 2024
Sawir-Hore-Askari-Nolasha-Lagu-Qabtay-Weerarkii-Owdheegle.png
Sawir-Hore-Askari-Nolasha-Lagu-Qabtay-Weerarkii-Owdheegle.

Tafaasiil dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar ciidamada mujaahidiintu ku qaadeen xero maleeshiyaadka Riddada maamulka ashahaada la dirirka ah ee isku magacaabay Koonfur galbeed ay kaga suganyihiin xaafadda Ban-khiyaano ee magaalada Baydhaba, halkaas oo askar badan looga dilay murtadiinta.

Khasaaraha dhimasho ee maleeshiyaadka murtadiinta ayaa gaaray 7 xubnood oo murtadiin oo uu ku jiro abaanduule ku xigeenkii maleeshiyaadkaas, kaas oo magaciisa lagu soo koobay Mad-kuus, waxaaa sidoo kale weerarkaasi Allaah fadligiis ku dhaawacay 9 kale oo murtadiin ah, waxay mujaahidiintu weeeraraasi kusoo qaniimeysteen  shan qori oo Ak47 ah oo isugu jira qori PKM ah iyo 4 qori oo AK47 ah,  sidoo kale ku dhawaad 40 boosh iyo rasaas tiro aad u tiro badan ayay gacanta ku dhigeeb mujaahidiinta.

Intii uu howlgalkan socday waxay ciidamada mujaahidiintu nolasha ku qabteen hal askari oo murtad ah, kaas oo ka mid ahaa maleeshiyaadka murtadiinta ee weerarka lagu beegsaday, murtadkan ayaana imika gacanta ugu jira ciidanka mujaahidiinta.

Dhanka Banaadir, waxay ciidanka guutada madaafiicda mujaahidiinta Al-shabaab weerar ku qaadeen Xerada xalane oo ah taliska ugu weyn ee saliibiyiintu ku leeyihiin Muqdisho, waxayna madaafiicdu ku dhaceen gudaha xerada.

Sidoo kale, waxay ciidamada mujaahidiintu qarax la beegsadeen fariisin ay Sarkuusta oo dhacda duleedka Muqdisho kaga suganyihiin maleeshiyaadka Riddada, gaar ahaan kuwa ashahaada la dirirka ah ee ay kooxda Riddada ah usoo carbisay la dagaalanka Xijaabka sharciga ah iyo Niqaabka ay xirtaan Haweenka.

Dhanka Bari, waxay ciidamada mujaahidiintu qarax ay ka fuliyeen gudaha magaalada Boosaaso ee gobalka Bari ku beegsadeen guri uu magaaladaas ka dagan yahay murtad Cumar Ismaaciil Waabari oo ka tirsanaa Xildhibaannada kooxda Riddada Somalia, waxaana qaraxaasi ku dhaawacmay 2 askari oo ka tirsanaa ilaaladiisa.

Dhanka Baay, waxay ciidanka mujaahidiintu weerar toos ah ku qaadeen deegaanka Awdiinle ee duleedka Baydhaba, halkaasi oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Riddada, sidaas oo kale waxay mujaahidiintu weerareen xero ciidan oo kuffaarta Itoobiya ay kaga suganyihiin degmada Bardaale ee Baay, waxay sidoo kale mujaahidiintu weerar culus ku ekeeyeen fariisinka murtadiinta ee halka loo yaqaan Makuuda ee duleedka Baydhaba.

Goobaha ay sidoo kale, ciidamada mujaahidiintu weerareen waxaa ka mid ah isbaaro maleeshiyada Riddada u tiillay inta u dhaxeeysa Dagaandagga iyo bun-bishaaro ee Baydhaba, mujaahidiintu waxay weerarkaasi ku qaniimeysteen 1 qori, waxaana sidoo kale jira dhimasho iyo dhaawac murtadiinta soo gaaray.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: 400 Itoobiyaan Ah Oo Macluul Iyo Gaajo Ugu Dhintay Tigreegga Iyo Axmaarada.
Next: Kooxda Fano Oo Deegaan Cusub La Wareegtay Iyo Ciidamo Isku Soo Dhiibay.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -30-07-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -30-07-1447-Hijri

January 18, 2026
Dhagayso Sh Kabakutukade Oo Ka Hadlay Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Saldhigyada Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Sh Kabakutukade Oo Ka Hadlay Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Saldhigyada Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026
Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.

December 31, 2025
Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.

December 20, 2025
Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.

November 30, 2025
Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.

November 16, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada