Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa dagaal kula wareegay gacan ku haynta deegaanka Aboorrey ee dhaca duleedka magaalada Buulo-burte ee wilaayada islaamiga Hiiraan.
Mujaahidiinta ayaa kala ceyriyey maleeshiyaad murtadiin ah oo ku sugnaa deegaankaasi, kuwaasi oo sidoo kale la jabiyey markii ay isku soo dayeen inay weerar soo qaadaan, xaalada deegaanka Aboorrey ayaa hadda ah mid dagan, waxaana ku sugan ciidanka mujaahidiinta.
Dhanka kale, dagaallo lagu jabiyey maleeshiyaadka murtadiinta ayaa maanta waxay ka dhaceen duleedka degmada Ruunirgood ee Shabeellada Dhexe, maleeshiyaaaka Riddada oo khasaare xooggan la gaarsiiyey ayaa markii ay jabeen waxay u carareen dhanka deegaanka “Nuur-dugle”.
Xaalada degmada Ruunirgood ayaa daggan, waxaana si buuxda gacanta ugu haya ciidamada mujaahidiinta oo ku sugan.
Dhanka kale maktabka warfaafinta ayaa goordhow faafisay sawirrada sida ciidamada mujaahidiintu ula wareegeen gacan ku haynta deegaanka Aboorrey ee hoostaga degmada Buulo-burte ee dhacda wilaayada islaamiga Hiiraan.
Hoos Ka Daawo Sawirrada.