Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mujaahidiinta Oo Duqeeyay Saldhigga Buula-gaduud.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo Duqeeyay Saldhigga Buula-gaduud.

March 10, 2023

Guutada madaafiicda mujaahidiinta ee ka howlgala wilaayada Jubbooyinka waxay maanta weerar madaafiic ah ku qaadeen saldhigga maleeshiyaadka Riddada ay ka deganyihiin deegaanka Buulo-gaduud ee dhaca duleedka magaalada Kismaayo.

Inta la xaqiijiyay waxaa madaafiicdan ku dhintay hal askari oo murtad ah halka ay ku dhaawacmeen 2 kale. waxayna sidoo kale madaafiicdu gubeen 2 teendho oo murtadiinta ugu dhex tiillay gudaha xerada. gaari ay lahaayeen ciidanka maamulka ashahaada la dirirka ah ee Jubbaland ayaana la xaqiijiyay in uu burbur xooggan soo gaaray.

Dhanka kale howlgal gaar ah oo ay mujaahidiintu ka fuliyeen suuqa xaafadda Towfiiq degmada Yaaqshiid ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho waxay ku dileen nin la oran jiray Cabdi Juusta oo ahaa xubin ka ganacsada maandooriyaha daroogada ee aafada ku haya caasimadda, waxaana ninkaas lagu dhex dilay goobtii uu daroogada ku iibinayay.

Mujaahidiinta ka howlgala wilaayada Baay waxay saacadihii lasoo dhaafay dagaal abaabulan ku qaadeen saldhigga maleeshiyaadka Riddada ay kaga suganyihiin halka loo yaqaanka Makuudo oo dhacda magaalada Baydhabo. lama helin faahfaahin ka baxsan dagaalka.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -18-08-1444-Hijri
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -18-08-1444-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -29-01-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -29-01-1447-Hijri.

July 23, 2025
Dhagayso Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalka Duleedka Maxaas+Magacyada Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalka Duleedka Maxaas+Magacyada Maleeshiyada La Laayay.

July 23, 2025
Faahfaahin: 19 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dagaalladii Duleedka Maxaas.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahin: 19 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dagaalladii Duleedka Maxaas.

July 23, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)

July 18, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)

July 13, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)

July 5, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 21 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 21 aad)

June 26, 2025

Sawirro

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.

July 3, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.

June 30, 2025
Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.

June 26, 2025
Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.

June 24, 2025
Khasaaraha Weerarkii Barujeed Oo Kordhay Iyo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Weerarka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Khasaaraha Weerarkii Barujeed Oo Kordhay Iyo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Weerarka.

June 23, 2025
Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.

June 11, 2025
Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.

June 9, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada