Ciidamo aad u qalabaysan oo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa weerar culus oo cagmarin ah waxay ku qaadeen saldhigyada maleeshiyaadka murtadiinta ee degmada Moqokori ee bariga wilaayada Hiiraan, halkaas oo ay ku sugnaayeen maleeshiyo aad u badan oo Riddada ka tirsan.
Weerarka ayaa ku billawday camaliyad ishtish-haadi ah oo lagu beegsaday taliskii murtadiinta ee afaafka hore magaalada Moqokori, kaddibna ciidanka mujaahidiinta ayaa weerar iqtixaam ah ku qaaday wixii ka badbaaday camaliyadda.
Ciidamada mujaahidiinta ayaa Allaah fadligiis weerarka kaddib gudaha u galay degmada Moqokori ee dhacda bariga wilaayada islaamiga Hiiraan, kadib markii ay jiireen difaacyadii murtadiinta.