Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-sshabaab, ayaa xalay weerar culus oo toos ah ku qaday saldhigyada maleeshiyaadka murtadiinta ee degmada Balcad ee wilaayada Sh.dhexe.
Jugta deryanka madaafiicda iyo jabaqda rassaasta la isku adeegsanayay dagaalka, ayaa si wayn looga maqlayay xaafadaha degmada Balcad, sida ay soo sheegeen ilo wareedyo xog-ogaal ah.
Weli ma cadda inta uu gaarsiisan yahay khasaaraha ka dhashay weerarkan ay ciidamada mujaahidiintu ku ekeeyeen saldhigyada maleeshiyada Riddada ee degmada Balcad.