Maanta oo Talaado ah waa 01-01-1443 Hijri waxaa Muslimiinta Caalamka u bilowday Sanad Cusub kaasi oo ah Sanadka 1443 Hijriyada Islaamka, Waxeyna Maanta tahay Kowda Bisha Muxarram Sanadka 1443h.
Allaah Scw waxeynu weydiisaneynaa inuu naga Aqbalo Acmaashii wanaagsaneed ee aan soo sameynay Sanadka dhamaaday ee 1442 Hijri, Nagana Caafiyo Waxii Dunuub ahaa ee naga dhacay Sanadkaas.
Sidoo kale Allaah Swc waxaan weydiisaneynaa in guud ahaan Muslimiinta Caalamka ka dulqaado dhibaato walbo oo heysato, Burburiyana Dowladaha Gaalada iyo kuwa Gaala raacyada ah ee dhibaatada xoogan ku haya Muslimiinta.
Halkan Kala Soco Wararka Deg Dega Ah Ee Website-ka Calamada.
Calamada.com