Waxaa dhammaan la ogeysiinayaa dhageystayaasha Idaacadda Islaamiga Andalus in website-ka www.somalimp3.net ay si toos ah uga dhageysan karaan wararka iyo barnaamita Idaacadda.
Somalimp3.net waxaa loo gaar yeelay oo kaliya wixii si toos ah idaacadda uga socda (Livestreaming), haddaba dhageystayaasha jecel wararka halganka jihaadka Soomaaliya sidaas ha ula socdaano oo ha booqdaano www.somalimp3.net
Halkan Kala Soco Wararka Deg Dega Ah Ee Website-ka Calamada.
Calamada.com