Ciidamada mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howlgala wilaayada Jubbada hoose, waxay howlgal culus oo qarax ah la beegsadeen kolonyo maleeshiyo murtadiin ah, kuwaas oo ku socdaalayay nawaaxiga deegaanka Qooqaani, waxaana qaraxa uu u dhacay sidii loo qorsheeyay.
Howlgalka qaraxa ah ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana inta la xaqiijiyay lagu gubay ilaa 2 gaari oo qorya saarnaayeen, waxaana sidoo kale lagu dilay 5 askari oo murtadiin ah, halka sidoo kalena ay dhaawacyo ku noqdeen shan kale.
Sidoo kale hal gaari ayaa maleeshiyaadka murtadiinta ah ee la qarxiyay webiga kaga dhacay, waxaana la xaqiijiyay in gaariga webiga ku dhacay uu webigu la tagay oo biyuhu qaadeen.