Howlgal qarax ah oo ay ciidamada mujaahidiintu maanta ka fuliyeen deegaanka Shalambood ee wilaayada Sh/hoose, ayaa lala eegtay fariisin ciidan oo maleeshiyaadka murtadiinta ah ay halkaasi ku leeyihiin.
Qaraxa ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana ku dhintay inta la hubo ilaa laba askari oo murtadiin ah, halka ay ku dhaawacmeen ilaa lix kale.
Dhanka kale, waxay ciidamada mujaahidiintu mujaahidiintu dagaal culus oo toos ah ku qaadeen xerada ciidamada Kuffaarta xabashida Itoobiya kaga suganyihiin degmada Diinsoor, waxaana halkaas ka dhacay dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.