Howlgal qarax ah oo ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen xaafadda Waxarcade ee degmada Hiliwaa ee magaalada Muqdisho ayaa lala eegtay gaari ay wateen maleeshiyaadka Ridada ee loogu Boolis Militaaro, kuwaas oo uu horay murtad Gurguurte ku wareejiyay ammaanka caasimadda.
Qaraxa ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, wuxuuna beegsaday gaariga, hal askari oo murtad ah ayaa la xaqiijiyay in uu qaraxan ku dhintay, halka laba askari oo kalena ku dhaawacmeen.
Howlgalkan ayaa qayb ka ah weerarada millatari ee ciidamada mujaahidiintu ku beegsanayaan maleeshiyaadka iyo saraakiisha Riddada iyo ciidamada kuffaarta Afrikaanta ee duullaanka ku ah ku dhaqanka shareecada islaamka.