Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey howlgalo isugu jira qarax iyo dagaal toos ah ka fuliyeen gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari.
Qarax maanta ka dhacay magaalada waxaa lala beegsaday gaari ay la socdeen maleeshiyaatka ridada Puntland, Waxaa dhawaaqa qaarxa si aad ah looga maqlay xaafadaha boosaaso.
Qaraxan waxaa ku baqtiyay 7 askari oo ridada Puntland ah waxaana gabi ahaan burburay gaarigii ay la socdeen askartaas.
Howlgalka qaraxa ah ee maanta ka dhacay Boosaaso waxa uu kusoo aadayaa xilli ciidamada Mujaahidiintu habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada ashahaado la dirirka puntland ee u dhaxeysa baar xalwo iyo Ex-contarool ee gudaha magaalada Boosaaso.
Calamada.com