Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Qarax Iyo Dagaallo Askar Lagu Dilay Oo Ka Kala Dhacay Muqdisho Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Qarax Iyo Dagaallo Askar Lagu Dilay Oo Ka Kala Dhacay Muqdisho Iyo Sh/hoose.

November 7, 2023

Howlgal qarax ah oo ciidamada mujaahidiinta maanta ka fuliyeen degmada Shangaani ee magaalada Muqdisho ayaa lala eegtay maleeshiyaad ka tirsan kooxda Riddada Soomaaliya, halkaas oo ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen askar ka tirsan maleeshiyaadka Riddada.

Qaraxan ayaa sidii loogu talagalay u beegsaday maleeshiyaadkii murtadiinta, waxaana inta la xaqiijiyay halkaasi ku dhintay hal askari oo murtad ah, halka ay sidoo kale ku dhaawacmeen afar kale, howlgalkan ayaana qayb ka ah howlgallada gaarka ah ee ay mujaahidiintu ka fuliyaan caasimadda.

Dhanka Sh/hoose waxay ciidamada mujaahidiintu dagaal culus ku qaadeen saldhigga maleeshiyaafka murtadiinta ee degmada Awdheegle, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, ugu yaraan laba murtad ayaa lagu dilay weerarkaasi kuwaas oo midkood uu ahaa taliye Unug.

Sidoo kale waxay ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus ku qaadeen saldhigga ciidamada kuffaarta Afrikaanta ee degmada Jannaale, dagaal in mudda ah socday ayaana halkaasi ku dhexmaray ciidamada mujaahidiinta iyo saliibiyiinta Yugaandha.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaallo Culus Oo Murtadiinta Ku Dhexmaray Guriceel iyo Khasaare Ka Dhashay.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -23-04-1445 Hijri.

Related Stories

10 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Qarax Ka Dhacay Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

10 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Qarax Ka Dhacay Muqdisho.

May 17, 2025
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -19-11-1446-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -19-11-1446-Hijri.

May 17, 2025
Guddoomiyaha Maamulka Degmada Marka Oo Isku Day Dil Ah Ka Badbaaday.
  • Allposts
  • Warar

Guddoomiyaha Maamulka Degmada Marka Oo Isku Day Dil Ah Ka Badbaaday.

May 16, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 9aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 9aad)

May 15, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 8aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 8aad)

May 13, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 7aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 7aad)

May 11, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 6aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 6aad)

May 10, 2025

Sawirro

Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.

April 29, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Saldhiggii Iyo Garoonka Wargaadhi.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Saldhiggii Iyo Garoonka Wargaadhi.

April 24, 2025
Daawo Sawirrada: Mujaahidiinta oo Ku sugan Deegaanka Yaasooman.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada: Mujaahidiinta oo Ku sugan Deegaanka Yaasooman.

April 17, 2025
Daawo Qaybta Labaad Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta Labaad Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal.

April 16, 2025
Daawo Muuqaalka Weerarkii Lagula Wareegay Degmada Masaajid Cali-gaduud.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Muuqaalka Weerarkii Lagula Wareegay Degmada Masaajid Cali-gaduud.

April 16, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal Iyo Mubaax Oo Gacanta Lagu Dhigay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal Iyo Mubaax Oo Gacanta Lagu Dhigay.

April 16, 2025
Mujaahidiinta Oo Maalintii 4-aad Gacan Ku Haya Aboorrey Iyo Askar Maanta Lagu Dilay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Oo Maalintii 4-aad Gacan Ku Haya Aboorrey Iyo Askar Maanta Lagu Dilay.

April 10, 2025
Ku Dhawaad 20 Askari Oo Lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Afgooye+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Ku Dhawaad 20 Askari Oo Lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Afgooye+Sawirro.

April 1, 2025
Weerar 8 Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Dhuusamareeb+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Weerar 8 Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Dhuusamareeb+Sawirro.

March 31, 2025
Daawo+Dhagayso: Hidaha Iyo Dhaqanka Soomaalida Degmada Jilib Jubbada Dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Hidaha Iyo Dhaqanka Soomaalida Degmada Jilib Jubbada Dhexe.

March 30, 2025
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Hiiraan, Baay Iyo Bakool.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Hiiraan, Baay Iyo Bakool.

March 30, 2025
Daawo Sida Looga Debaal-degay Munaasabadda Ciidda Jubbada Hoose Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Debaal-degay Munaasabadda Ciidda Jubbada Hoose Iyo Gedo.

March 30, 2025
Daawo Degmada Awdheegle Iyo Magaalada Kuunya-barrow Oo Si Cajiib Ah Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Degmada Awdheegle Iyo Magaalada Kuunya-barrow Oo Si Cajiib Ah Looga Ciiday.

March 30, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada