Qarax lala beegsaday askarta kooxda Farmaajo ayaa ka dhacay qeybo ka mid ah xaafadda Carafaat ee degmada Yaaqshiid ee magaaladan Muqdisho.
Qaraxan ayaa dhawaaqiisa si aad ah looga maqlay xaafada Carafaat iyo xaafadaha jaarka la ah, Waxa uuna sababay khasaara nafeet.
Inta la xaqiijiyay qaraxan waxaa ku dhaawacmay Labo askari oo ka tirsan maleeshiyaatka kooxda Ridada kuwaasi oo wararkii ugu dambeeyay sheegayaan in xaaladooda aad u liidato maadaama dhaawacyadooda ay culusyihiin.
Qaraxan waxa uu kusoo aadayaa xilli Saacadihii lasoo dhaafay isku day dil ay ka badbaadeen taliyaha xarunta CID-da kooxda Ridada iyo gudoomiyaha Murtadiinta ugu magacaaban degmada Dayniile kadib markii weerar qorsheysan Shabaabul Mujaahidiin kula beegsadeen gudaha degmada Hodan ee magaaladan Muqdisho.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.