Howlgal qorsheysan oo qarax ah oo ay ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen deegaanka Lafoole ee dhaca duleedka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa lala eegtay fariisin ciidan oo maleeshiyaadka Riddada ku sugnaayeen.
Howlgalka qaraxa ah ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana qaraxaasi ku dhaawacmay 6 askari oo murtadiin ah.
Qaraxan ka dhacay deegaanka Lafoole ee duleedka magaalada Muqdisho, ayaa kusoo beegmaya xilli mujaahidiintu ay saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus oo toos ah ku qaadeen fariisin maleeshiyaadka murtadiinta ay ku leeyihiin degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho.