Ciidamada guutada qaraxyada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala wilaayada Sh/hoose, waxay saacadihii lasoo dhaafay howlgal qorsheysan oo qarax ah la beegsadeen fariisin ciidan oo maleeshiyada Riddada ay kaga suganyihiin degmada Afgooye.
Qaraxa oo Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, ayaa inta la hubiyay waxaa ku dhaawacmay ilaa lix askari oo laba ka mid ah ay garaab yihiin, waana mid ka mida qaraxyada lagu beegsanayo maleeshiyada Riddada ee ashahaada la dirirka ah.
Dhanka kale, ciidamada mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay dagaallo culus oo toos ah ku qaadeen xeryaha ciidamada Kufaarta Afrikaanta ee deegaannada Golweyn iyo Buulo Nageey oo ka wada tirsan wilaayada Shabeellada hoose.
Sidaas oo kale waxay ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay weerar culus ugu mireen saldhig ciidan oo maleeshiyada murtadiinta ku leeyihiin degmada Jannaale, waxaana halkaas ka dhacay dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.