Kolanyo ka tirsan askarta Shisheeyaha ayaa qarax xoogan lagula beegsaday qeybo ka mid ah magaaladan Caasimadda ah ee Muqdisho.
Qaraxa waxa uu sigaar ah kaga dhacay xaafadda Suuqa Xoolaha ee degmada Hilwaa, Iyadoo dhawaaqa qaraxan si aad ah looga maqlay xaafado badan oo ka tirsan Muqdisho.
Goob-joogayaal ayaa xaqiijiyay iney jirto khasaar kala duwan naf iyo maal ah oo kolanyada Kufaarta Afrikanta ah lagu gaarsiiyay qaraxa.
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ee ka howlgala gudaha magaalada Muqdisho ayaa si joogta ah u fuliyo weeraro ka dhan ah shisheeyaha soo duulay iyo dowladda Ridada federaalka.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.