Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Qaraxyo Askar Iyo Sarkaal Lagu Dilay Oo Ka Kala Dhacay Bartamaha Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Qaraxyo Askar Iyo Sarkaal Lagu Dilay Oo Ka Kala Dhacay Bartamaha Soomaaliya.

April 18, 2023

Guutooyinka qaraxyada mujaahidiinta ee ka howlgala wilaayaadka Mudug iyo Galgaduud ee bartamaha Somalia iyo wilaayada Sh/dhexe waxay maanta qaadeen howlgallo qaraxyo ah oo lagu dilay askar iyo sarkaal ka tirsan kooxda Riddada Soomaaliya iyo ciidamada kuffaarta Afrikaanta.

Qaraxa koowaad waxay mujaahidiintu ka fuliyeen magaalada Gaalkacyo gaar ahaan qeybta Galmudug waxaana lala eegtay gaari C/Bile ah oo ay la socdeen maleeshiyaadka Riddada Bangaraafta, inta la xaqiijiyay waxaa qaraxaasi ku dhintay 3 askari oo murtadiin ah, halka ay ku dhaawacmeen 3 kale, waxaana uu burbur xooggan soo gaaray gaarigii la qarxiyay.

Qaraxa labaad waxay ciidanka mujaahidiintu ka fuliyeen duleedka degaanka Budbud ee dhaca wilaayada Galgaduud waxayna la eegteen maleeshiyaad ka tirsan Riddada, waxaana qaraxaasi ku dhintay sarkaal miina baarr oo la oran jiray Joxor, sarkaalkan ayaana  ka tirsanaa maleeshiyaadka Riddada ee uu hoggaamiyo murtadka lagu magacaabo Saney Cabdulle.

Qaraxa 3-aad ayaa ka dhacay deegaanka Buurane ee wilaayada Sh/dhexe, waxayna mujaahidiintu la eegteen ciidamo ka tirsan kuffaarta Burundi xilli ay lugeynayeen inta la xaqiijiyay dhimashada waa 1 askari oo ka tirsan saliibiyiinta Burundi.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -27-09-1444 Hijri.
Next: Dhagayso Darsiga 27-aad Futuuxaatun-Islaamiya Iyo Sheekh Aadan Sunne.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 26-02-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 26-02-1447-Hijri.

August 20, 2025
Madaxdii Hore Ee Kooxda Muqdisho Oo Gurguurte Ku Eedeeyay Boobka Dhulka Danta-guud.
  • Allposts
  • Warar

Madaxdii Hore Ee Kooxda Muqdisho Oo Gurguurte Ku Eedeeyay Boobka Dhulka Danta-guud.

August 20, 2025
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-02-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-02-1447-Hijri.

August 19, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 27 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 27 aad)

August 18, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 26 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 26 aad)

August 14, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)

July 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)

July 18, 2025

Sawirro

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada