Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Qaraxyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Qaraxyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.

May 21, 2023

Ciidamada guutada qaraxyada mujaahidiinta waxay saacadihii lasoo dhaafay howlgal xoogan oo qarax ah ka fuliyeen deegaan waynaha Ceelasha Biyaha ee dhaca duleedka Muqdisho, qaraxan ayaana si gaar ah u beegsaday maleeshiyo ka tirsan murtadiinta, inta la xaqiijiyay waxaa qaraxaasi ku dhintay 4 askari oo murtadiin ah, halka 3 kalana ay ku dhaawacmeen.

Waxay sidoo kale guutada qaraxyada mujaahidiintu qaraxa kale oo culus ka fuliyeen gudaha degmada Afgooye ee ka tirsan wilaayasda Sh/hoose waxaana qaraxaasi lala eegtay maleeshiyaadka murtadiinta, waxaa la xaqiijiyay in qaraxa uu ku dhintay 1 askari oo murtad ah, waxaa sidoo kale ku dhaawacmay askari kale.

Dhinaca kale faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal culus oo saacadihii lasoo dhaafay ay mujaahidiintu ku qaadeen xerada maleeshiyaadka Riddada ee deegaanka Goof-gaduud Buurey ee duleedka magaalada Baydhaba, inta la hubo waxaa dagaalkaasi ku dhaawacmay 1 askari oo murtad ah kaas oo magaciisa lagu soo koobay Xasan Shoot.

Dhanka Banaadir na waxay ciidamada shabaabul mujaahidiin qarax culus ku weerareen fariisin ay murtadiintu kaga suganyihiin laanta Horseed degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.

Baay waxay ciidamada mujaahidiintu weerar abaabulan ku ekeeyeen xerada ciidamada xabashida Itoobiya ay kaga suganyihiin degmada Diinsoor, sidaas oo kale waxay mujaahidiintu dagaal culus ku qaadeen saldhiga iyo fariisimaha maleeshiyaadka Riddada ee degmada Jannaale ee wilaayada Sh/hoose.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -01-11-1444-Hijri
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-11-1444 Hijri.

Related Stories

Guddoomiyihii Hore Ee Baarlamaanka ‘Puntland’ Oo Sheegay In Uu Iska Casilay Xubbimimada Golahaasi.
  • Allposts
  • Warar

Guddoomiyihii Hore Ee Baarlamaanka ‘Puntland’ Oo Sheegay In Uu Iska Casilay Xubbimimada Golahaasi.

July 14, 2025
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -20-01-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -20-01-1447-Hijri.

July 14, 2025
Kolonyo Yugaandhees Ah Oo Camaliyad Istish-haadi Ah Lagula Eegtay Duleedka Sabiid.
  • Allposts
  • Warar

Kolonyo Yugaandhees Ah Oo Camaliyad Istish-haadi Ah Lagula Eegtay Duleedka Sabiid.

July 14, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)

July 13, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)

July 5, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 21 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 21 aad)

June 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 20 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 20 aad)

June 23, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.

July 3, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.

June 30, 2025
Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.

June 26, 2025
Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.

June 24, 2025
Khasaaraha Weerarkii Barujeed Oo Kordhay Iyo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Weerarka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Khasaaraha Weerarkii Barujeed Oo Kordhay Iyo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Weerarka.

June 23, 2025
Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.

June 11, 2025
Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.

June 9, 2025
Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.

June 7, 2025
Daawo Hiiraan, Gedo, Sh/dhexe Iyo Galgaduud Oo Si Wanaagsan Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Hiiraan, Gedo, Sh/dhexe Iyo Galgaduud Oo Si Wanaagsan Looga Ciiday.

June 6, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada