Ciidamada guutada qaraxyada Mujaahidiinta Al-shabaab waxay saacadihii lasoo dhaafay howlgal qarax ah la eegteen bar Control oo maleeshiyaadka Riddada ay ku leeyihiin degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho, waxaana qaraxaasi ku dhintay hal askari oo murtad ah, halka mid kalena uu ku dhaawacmay.
Sidoo kale waxay ciidamada guutada qaraxyada mujaahidiintu qarax kale la beegsadeen Bar-control oo maleeshiyada murtadiinta ah ay kaga suganyihiin deegaanka Garasbaaley ee dhaca duleedka magaalada Muqdisho.
Qaraxa labaad ayaa isagana Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana inta la xaqiijiyay ku dhintay ugu yaraan hal askari oo murtad ah halka mid kalena uu ku dhaawacmay.