Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qaraxyo Saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay Deegaanka Araare oo ka mid ah deegaanada hoostaga Magaalada Kismaayo ee Wilaayada Jubbooyinka.
Qaraxyo waxaa lala beegsaday Maleeshiyaat ka tirsan Murtadiinta kuwaasi oo xilliga qaraxyada lala beegsanayay isugu jiray qeyb Lug ah iyo Qeyb gaadiid saaran.
Wararkii ugu dambeeyay waxey xaqiijinayaan in askar ah oo ka tirsan Murtadiinta ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen qaraxyadaasi.
Weerarkan ayaa kusoo aadaya xilli howlgal Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen agagaarka Deegaanka Baarsanguuni ee duleedka Magaalada Kismaayo dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen ku dhawaad Shan iyo Toban askari oo ah maleeshiyaatka Bangarafta ee sida gaarka ah ay u tababaratay Dowladda Saliibiyadda Mareykanka.
Calamada.com