Qaraxyo kala duwan ayaa ka dhacay gudaha Magaalada Muqdisho, Iyadoo warar dheeraad ah laga helayo qaraxyadan.
Qarax ayaa ka dhacay agagaarka Isgoyska KM-4 ee Magaalada Muqdisho, Waxaa qaraxan lala beegsaday Xogayihii hore Maamulka Dowladda Ridada Federaalka ugu magacaaban Gobalkan Banaadir.
Murtad Muxamed Sheekh Cilmi Maxamuud oo ku magac dheer Amiin oo ah Sarkaalka lala beegsaday qaraxa ayaa isla goobta ku baqtiyay, Iyadoo sidoo kale burbur uu soo gaaray gaarigii uu la socday.
Qaraxa ayaa kusoo aadaya Xilli sidoo kale qarax ka dhacay agagaarka Carwadii horeTaleex ee degmada Hodan lala beegsaday gaari ay la socdeen Maleeshiyaatka Dowladda Ridada, Waxaa qaraxan ku dhintay hal Askari mid kalane waa ku dhaawacmay.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.