Howlgallo qaraxyo ah ayay ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen deegaanno ka kala tirsan wilaayaadka Banaadir iyo Sh/hoose, kuwaas oo lagu beegsaday maleeshiyaad ka tirsan kooxda Riddada Soomaaliya.
Qaraxa koowaad waxay ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen xaafadda Kaawo-godey ee degmada Kaaraan, waxaana lala eegtay maleeshiyaad murtadiin ah, waxaana qaraxaasi ka dhashay khasaare kala duwan oo soo gaaray Riddada.
Sidoo kale, waxay ciidamada mujaahidiintu howlgal kale oo qarax ah la beegsadeen fariisin ciidan oo maleeshiyaadka murtadiinta ay kaga sugnaayeen deegaan-weynaha Ceelasha-biyaha ee dhaca duleedka magaalada Muqdisho, waxaa jira khasaare soo gaaray murtadiinta.
Dhanka Sh/hoose, waxay ciidamada mujaahidiinta howlgal qorsheysan oo qarax ah ka fuliyeen gudaha degmada Afgooye, kaasi oo lagu beegsaday fariisin ciidan oo maleeshiyaadka Riddada ay ku sugnaayeen, waxaana qaraxaasi ka dhashay khasaare Riddada soo gaaray.