Qarax culus oo ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha magaalada Marka ayaa lala eegtay fariisin ciidan oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan Riddada, waxaana ku dhaawacmay laba askari oo murtadiin ah.
Sidoo kale, waxay ciidamada mujaahidiintu qarax kale ka fuliyeen deegaaanka Danow ee isla Sh/hoose, waxaana lala eegtay maleeshiyaad murtadiin ah oo halkaasi ku sugnaa, waxaana jira khasaare gaaray murtadiinta.
Dhanka Baay, waxay ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay laba qarax ka fuliyey gudaha Baydhabo. Mid kam id ah qaraxyadaasi ayaa lala eegtay guri uu daggan yahay guddoomiye waaxeed lagu magacaabo Cabdiraxmaan Weerish, halka kalana lala eegtay guri ay dagganaayeen maleeshiyaad murtadiin ah, waxaana jira khasaare gaaray Riddada.