Ciidamada guutada qaraxyada Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal culus oo qarax ah waxay ku beegsadeen xero ciidan oo maleeshiyaadka Riddada ay ku leeyihiin gudaha degmada Buulaburte ee wilaayada Hiiraan, khasaare ayaana gaaray murtadiinta.
Dhanka kale, waxay ciidamada mujaahidiintu howlgal kale oo qarax ah ka fuliyeen gudaha magaalada Baydhaba ee gobolka Baay, kaasi oo lala bartilmaameedsaday maleeshiyaad murtadiin ah oo ku sugnaa gudaha degmadaasi.
Howlgalka qaraxa ah ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaa inta la hubiyay qaraxaasi ku dhintay 1 askari oo murtad ah, halka mid kalana uu ku dhaawacmay.