Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Qaraxyo Lagu Weeraray Controlka Laga Ilaaliyo Madaxtooyada Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Qaraxyo Lagu Weeraray Controlka Laga Ilaaliyo Madaxtooyada Muqdisho.

December 28, 2022

Guutooyinka qaraxyada Mujaahidiinta ee ka howgala wilaayada Banaadir ayaa qaraxyo xooggan hal mar oo qura ku  weeraray fariisimo iyo Conteollo kala duwan oo maleeshiyaadka kooxda Riddada Soomaaliya ay kaga suganyihiin magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Ilo wareedyo masuul ah ayaa xaqiijiyay in qaraxyada oo gaarayay illaa 9 qarax lagu weeraray xarumo aad loo ilaaliyo, oo qaarkood ku dhow madaxtooyada Riddada, waxaana 2 ka mid ah qaraxyadaasi lagu weeraray Controlka Riddada ee Daljirka Daahsoon, halka 2 kalena ay Mujaahidiintu ka fuliyeen nawaaxiga guriga hooyooyinka.

Mujaahidiintu waxay 2 qarax oo kale ku weerareen Kaantaroolka laga ilaaliyo madaxtooyada ee ay murtadiintu kaga suganyihiin Isgoyska Ceel-gaabta, 2 kale oo ka mid ahaa qaraxyada ayay Mujaahidiintu ku beegsadeen fariisin ciidan oo kuyaal halka loo yaqaan 4-ta Darjiin, halka qarax kale lagu weeraray fariisin kuyaala qaybo ka mid ah degmada Boondheere.

Howlgalladan qaraxyada ee ay Mujaahidiintu mar qura ka wada fuliyeen magaalada Muqdisho ayaa kusoo beegmaya xilli uu faraha ka baxay amniga caasimadda, magaalada caasimaddana uu ka socdo shirka u dhaxeeya madaxda ugu sarreysa ee kooxda Riddada Soomaaliya.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-06-1444-Hijri
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -04-6-1444-Hijri.

Related Stories

Howlgal Askari Lagu Khaarajiyay Oo Ka Dhacay Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Warar

Howlgal Askari Lagu Khaarajiyay Oo Ka Dhacay Duleedka Baydhaba.

September 11, 2025
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -20-03-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -20-03-1447-Hijri.

September 11, 2025
Kumaannaan Qoys Oo Kenyan Ah Oo Fatahaado U Barakacay.
  • Allposts
  • Warar

Kumaannaan Qoys Oo Kenyan Ah Oo Fatahaado U Barakacay.

September 11, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)

September 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)

September 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)

August 31, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 29 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 29 aad)

August 26, 2025

Sawirro

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada