Inata badan Wadamada Caalamka oo uu ku jira dalka Somalia waxaa saaka laga dareemayaa oo ka jirta Qorax Madoobaad.
Masaajidda ayaa laga bilaabay Dukashada Salaatul Kusuuf oo ah Sunna Mu’akadah, Iyadoona Wilaayaatka Islaamiga dalka Somalia laga dukaday Salaadddaasi.
Qoraxda iyo Bisha waa Labo Aayadood oo ka mid ah Aayadaha Allaah mana u madoobaadaan Geerida ama dhalashad Axad dadka ka mid ah.
1= من روايات الحديث :
” إِنَّ الشَّمْسَ وَالْقَمَرَ لا يَنْكَسِفَانِ لِمَوْتِ أَحَدٍ مِنْ النَّاسِ ، وَلَكِنَّهُمَا آيَتَانِ مِنْ آيَاتِ اللَّهِ ، فَإِذَا رَأَيْتُمُوهُمَا فَقُومُوا فَصَلُّوا ” رواه البخاري .
” إِنَّ الشَّمْسَ وَالْقَمَرَ آيَتَانِ مِنْ آيَاتِ اللَّهِ يُخَوِّفُ اللَّهُ بِهِمَا عِبَادَهُ وَإِنَّهُمَا لا يَنْكَسِفَانِ لِمَوْتِ أَحَدٍ مِنْ النَّاسِ فَإِذَا رَأَيْتُمْ مِنْهَا شَيْئًا فَصَلُّوا وَادْعُوا اللَّهَ حَتَّى يُكْشَفَ مَا بِكُمْ ” رواه مسلم .