Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Qoys Soomaaliyeed Oo Lagu Dhibaateeyay Dalka Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Warar

Qoys Soomaaliyeed Oo Lagu Dhibaateeyay Dalka Koonfur Africa.

June 12, 2025

Dalka Koonfur Africa waxay dadka Soomaaliyeed ku wajahayaan xaalado kala duwan oo isugu jira dil, boob hantiyeed iyo ihaanaysi gaar ah, waxaana dhacdooyinkan gaysanaya dadka u dhashay waddankaasi.

Muuqaal saacadihii lasoo dhaafay si wayn ugu faafay baraha bulshada ayaa muujinayay kooxo abaabulan oo South African ah, kuwaas oo qoys Soomaaliyeed ka hor istaagaya inay cisbitaal geeyeen wiil yar oo ay dhaleen oo xanuunsanaya.

Muuqaalka ayaa muujinayay dadka Koonfur Afrikaanka ah oo ihaanaysanaya qoyskan oo ah kuwa kasoo jeeda Somalia, waxayna ugu dambayn ilmaha yar ee ay dhaleen qoyskaas ka hor istaagayaan in lagu daweeyo cisbitaal kuyaal magaalada Johannesburg.

Soomaalida ku dhaqan waddankaasi ayaa waxay soo sheegay in maalmihii u dambeeyay uu waddankaasi ka billowday dhaqdhaqaaq ay wadaan ururro isbhaheystay, kuwaas oo kasoo horjeeda ajaanibta dalkaasi ganacsiyada ku leh, kuwaasoo dadka aan dalkaasi u dhalan u diidayay inay tagaan goobaha caafimaadka sida cisbitaallada iyo xarumaha kale.

Waxay tani ka mid tahay dhibaatooyinka ay la noolyihiin Soomaalida ganacsiga u tagay Koonfur Africa, dhowaan ayay ahayd markii darawal gaari oo ka howlgalayay magaalada johannesburg ay dileen kooxo burcad ah, kaasi oo lagu dhexdilay baabuur nooca dad-weynaha oo uu ku dhaqeysanayay, darawalkaas ayaa lagu magacaabi jiray Kamaal Xasan oo loo garan ogaa [Cabdi Taajir].

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-12-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 17-12-1446-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -09-02-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -09-02-1447-Hijri.

August 2, 2025
Maamullada Hargaysa Iyo Garowe Oo Si Adag Uga Hor’yimid Maamul Gurguurte Ka Dhisay Laascaanood.
  • Allposts
  • Warar

Maamullada Hargaysa Iyo Garowe Oo Si Adag Uga Hor’yimid Maamul Gurguurte Ka Dhisay Laascaanood.

August 2, 2025
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -08-02-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -08-02-1447 Hijri.

August 2, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)

July 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)

July 18, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)

July 13, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)

July 5, 2025

Sawirro

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.

July 3, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.

June 30, 2025
Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.

June 26, 2025
Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.

June 24, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada