Manduumatul Maghaazi waa kitaab gabay ah oo uu allifay Sheekh Axmad Al-Badawi, waxay ka sheekeyneysaa manduumada duulaannadii uu qaaday Rasuulka Salla-llaahu Caleyhi wasallam, waxaana duubay sheekh Cazzaam Abuu Yaxya.
Dersiga afaraad, wuxuu Sheekhu ka billaabayaa abyaadda uu sheekhu kaga hadlayo fadliga cilmiga gaar ahaan barashada cilmiga siirada.
Halkan Ka Dhageyso Darsiga 4-aad.