Manduumatul Maghaazi waa kitaab gabay ah oo uu allifay Sheekh Axmad Al-Badawi, waxay ka sheekeyneysaa manduumada duulaannadii uu qaaday Rasuulka Salla-llaahu Caleyhi wasallam, waxaana duubay sheekh Cazzaam Abuu Yaxya.
Dersigan wuxuu Sheekhu kaga hadlayaa dagaalka Badar oo ku billowday mubaarazo ay isugu soo baxeen rag kamid ah muslimiinta iyo gaalada.
Halkan Ka Dhageyso Darsiga 10-aad.