Madaxweynihii hore ee dalka Zimbabwe gaalka lagu magacaabo Robert Mugabe ayaa halaagsamay, Waxa uuna dhintay isagoo jira 95 Sano.
Warbaahinta Dalka Zimbabwe oo soo xiganaysa Qaar ka mid ah Ehelada Robert Mugabe Ayaa xaqiijisay Dhimashada Mugabe waxeyna sheegeen inuu u dhintay Xanuun Modooyinkii dambe hayay.
Robert Mugabe oo ahaa Gaal weyn ayaa dalka Zimbabwe maamulayay Muddo ka badan Saddon Sano, Iyadoo Sanadii 2017-dii Afgambi Talada Dalka looga tuuray.
Calamada.com