Ciidamada Mujaahidiinta waxey weeraro culus oo saf ballaaran ah ku qaadeen saldhigyo ciidamada Shisheeye ay ka tirsan deegaano ka tirsan Wilaayada Shabeelada Hoose.
Dagaaladan waxey ciidamada Mujaahidiinta ku qaadeen saldhiyada askarta Kufaarta Afrikaanta ay ka kala sameysteen deegaanada Arbacow, Calamada, Numbar-60 iyo Buufow oo ka wada tirsan Wilaayada Shabeelada hoose.
Dagaaladan ayaa bilowday xilli ciidamada Kufaarta Afrikaanta ee ku sugan saldhigyadaasi ay u dabaal dagayeen waxey gaalada ugu yeeraan ciida Kirismiska, Waxaa dagaaladaasi la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.
Khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed ayaa Kufaarta Afrikaanta lagu gaarsiiyay dagaaladaas xalay ka dhacay saldhigyadaasi.
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa sii kordhiyay weerarada ka dhanka ah askarta Kufaarta Afrikaanta ee duulaanka SHareeco la dirirka ah kusoo qaaday dalka Somalia.
Calamada.com