Ciidamada Mujaahidiinta Al-shabab ee ka howlgala wilaayada Jubbada hoose ayaa caawa waxay howlgal ka fuliyeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo, gaar ahaan qeybta ay daggan yihiin ciidamada Maraykanka ee ku sugan garoonkaasi.
Howlgalkaan qorsheysan ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyey, waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray askarta iyo saraakiisha Mareykanka ee ku sugan garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo.
Wixii faahfaahin ah oo kasoo kordha dib ayaan kasoo gudbin doonaa Insha’Allaah.