Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Saraakiil Iyo Askar Ka Tirsan Dowlada Oo Isku Dilay Banaadir Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Warar

Saraakiil Iyo Askar Ka Tirsan Dowlada Oo Isku Dilay Banaadir Iyo Hiiraan.

January 18, 2018

Khilaaf sababay gacan hadal ayaa maanta gelinkii dambe gudaha dekadda Muqdisho ku dhaxmaray saraakiil sar sare oo katirsan Dowladda Ridada Farmaajo kaasi oo ugu dambeyntii gaaray gudaha dekada lagu dhex toogta taliye ku xigeenkii maleeshiyaatka Badda ee dowlada.

Jen. Saciid Aadan Dheere oo loo yaqaan (Saciid Mariino) ayaa dhintay halka dhaawac fudud uu soo gaaray askari ilaala u ahaa sida uu sheegay Maareeye ku xigeenka dekadda Muqdisho,waxaana taliye ku xigeenka toogtay sarkaal kale oo ka tirsan saraakiisha dhanka Badda kaasi oo taliye ku xigeenka ay isku qabteen qeybsiga lacago baad ah oo kasoo xarootay Maraakiib kusoo xiratay dekada.

Dhanka gobalka Hiiraan Magalada Baladweyne Xero Barigeeda Ku Taala Waxaa is Ku Khilaafey labo Askari oo ka tirsan maleeshiyaatka dowlada Ridada  Mid Kamid ah Xabada Ayaa Lagala Hor marey Isla Goobta Ayuu Ku Geeriyoodey  Goob Joogayaal Ayaa Sheegey iney isku Khilaafeen Maandooriyaha Qaadka Oo ay Qaybsanayeen Hayeshee Midkii Badsadey Ayaa Muran Kadib Xabada Lagala Hormarey.

Maleshiyaadka dowlada ee ku sugan magaalada Beledweyne Ayaa Markii Danbe Labo Dhinac U Kala Baxay Waxaana Cabsi Laga Qabaa in maleeshiyaatka dowlada qaab beeleed ugu dagaalamaan gudaha magaalada Beledweyne.

Sidoo Kale Degmada Buulo Burte Ayaa Waxa Ka Dhacay Dilal ay Isku Geysteen Maleshiyaad Murtadiin Aha Waxa Lagu Soo Waramayaa in Dhacdadaasi ay Kadambeysey Markii Askari Ku Sugnaa Buundadaweyn Ee Magaladaasi Waardiye Uu Kaga Qornaa Si Lama Filaan ah Uu Ugsoo Hor Baxey Askari Kale Rasaasta Ayuuna Ku Bilaabey inta Badan Qeybaha Danbe Ee Jirka Ayey Xabadu ka haleeshay Sidaa Ayuuna Ku dhintay,waxeyna tani muujineysaa cabsida xoogan ee ay qabaan maleeshiyaatka dowlada ee ku sugan degmada Buulo burte.

Maleeshiyaatka iyo saraakiisha Murtadiinta ayaa shaqo maalmeed ka dhigtay iney dhexdooda dagaalamaan islamarkaana iska dilaan iskana dhaawacaan askar iyo saraakiil fara badan.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Video: Sidaan Ayay Jeneraallada Mareykanka iyo Madaxweynaha Afghanistan U Qireen in Taliban Ay Go’doon Gelisay Magaalada Kaabuul.
Next: Ku Dhawaad Toban Askari American Ah Oo Lagu Dilay Dalka Afghanistan.

Related Stories

Dagaallo Lagu Jebiyay Maleeshiyada Gurguurte Oo Ka Dhacay Duleedka Xawaadley.
  • Allposts
  • Warar

Dagaallo Lagu Jebiyay Maleeshiyada Gurguurte Oo Ka Dhacay Duleedka Xawaadley.

March 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -23-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -23-09-1447-Hijri

March 11, 2026
Maraykanka Oo Digniin Culus U Diray Muwaadiniintiisa Ku Sugan Waddanka Jabuuti.
  • Allposts
  • Warar

Maraykanka Oo Digniin Culus U Diray Muwaadiniintiisa Ku Sugan Waddanka Jabuuti.

March 11, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada