Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Saraakiil Iyo Askar Lagu Dilay Dagaallo Culus Oo Ka Dhacay Bartamaha Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Saraakiil Iyo Askar Lagu Dilay Dagaallo Culus Oo Ka Dhacay Bartamaha Somalia.

September 7, 2020

Faahfaahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa weeraro khasaare xoog leh dhaliyay oo saacadihii lasoo dhaafay ay Mujaahidiintu ku qaadeen maleeshiyaad murtadiin ah oo ku sugnaa deegaanno dhaca bartamaha Somalia.

Dagaalyahanno ka tirsan Shabaabul Mujaahidiin ayaa weeraro xooggan ku qaaday maleeshiyaad ka tirsan maamulka isku magacaabay Galmudug xilli ay sugnaayeen deegaanno dhaca duleedka degmada Cadaado ee gobolka Galgaguud.

Weeraradu waxay ahaayeen kuwa burcad sifayn ah waxayna Mujaahidiintu ku kala eryeen maleeshiyaad boob iyo dhac ku hayay gaadiidka iyo dadka socotada ah ee ku safra deegaamada dhaca duleedka degmada Cadaado.

Ugu yaraan 3 askari ayaa lagu dilay weeraradan burcad sifaynta ah waxaana ka mid ahaa sarkaal lagu magacaabi jiray Raage Cabdi Xassan ayaana ka mid ahaa maleeshiyaadkii weerarka lagu dilay, iyo dhaawac 4 kale.

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa maalmihii lasoo dhaafay si firfircoon waxay howlgallo uga fulinayeen deegaamada uu maamulka Ridada Galmudug kaga sugan yahay gobolka Galgaduud, waxaana weeraradii ugu dambeeyay ka mid ahaa weerarkii lagu qaaday saldhigyada maleeshiyaadka Jabutiyaanka iyo maleeshiyaadka Ridada Somaalida ee Dhuusa-Mareeb.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso: Wararkii Ugu Dambeeyay Saraakiil Maraykan Ah Oo Lagu Dilay Duleedka Kismaayo.
Next: Shabaabul Mujaahidiin Oo Dagaal Kula Wareegay Degmada Balcad Ee Shabeellaha Dhexe.

Related Stories

Carruur Soomaaliyeed Oo Ku Dhintay Dab Ka Kacay Nairobi.
  • Allposts
  • Warar

Carruur Soomaaliyeed Oo Ku Dhintay Dab Ka Kacay Nairobi.

June 19, 2025
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -24-12-1446-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -24-12-1446-Hijri.

June 19, 2025
Weeraro Khasaare Lagu Gaarsiiyay Maleeshiyada Gurguurte Oo Ka Dhacay Bakool.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Khasaare Lagu Gaarsiiyay Maleeshiyada Gurguurte Oo Ka Dhacay Bakool.

June 19, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 18 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 18 aad)

June 16, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 17 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 17 aad)

June 12, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 16 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 16 aad)

June 9, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 15 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 15 aad)

June 4, 2025

Sawirro

Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.

June 11, 2025
Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.

June 9, 2025
Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.

June 7, 2025
Daawo Hiiraan, Gedo, Sh/dhexe Iyo Galgaduud Oo Si Wanaagsan Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Hiiraan, Gedo, Sh/dhexe Iyo Galgaduud Oo Si Wanaagsan Looga Ciiday.

June 6, 2025
Sawirro: Wilaayaadka Baay, Bakool Iyo Sh/hoose Oo Si Heer Sare Ah looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Wilaayaadka Baay, Bakool Iyo Sh/hoose Oo Si Heer Sare Ah looga Ciiday.

June 6, 2025
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe Iyo Jubbada Hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe Iyo Jubbada Hoose.

June 6, 2025
Daawo Sawirrada Diyaaraddii Mujaahidiintu Kusoo Rideen Deegaanka Xawaadley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Diyaaraddii Mujaahidiintu Kusoo Rideen Deegaanka Xawaadley.

June 3, 2025
Sawirro: Weerar Culus Oo Lagu Beegsaday Ciidanka Mali Oo Ka Dhacay Timbuktu.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Weerar Culus Oo Lagu Beegsaday Ciidanka Mali Oo Ka Dhacay Timbuktu.

June 3, 2025
Sawirro: Inka Badan 50 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Mali, Burkina-Faso & Benin.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 50 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Mali, Burkina-Faso & Benin.

May 26, 2025
61 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Moqokori+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

61 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Moqokori+Sawirro.

May 17, 2025
Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.

April 29, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Saldhiggii Iyo Garoonka Wargaadhi.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Saldhiggii Iyo Garoonka Wargaadhi.

April 24, 2025
Daawo Sawirrada: Mujaahidiinta oo Ku sugan Deegaanka Yaasooman.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada: Mujaahidiinta oo Ku sugan Deegaanka Yaasooman.

April 17, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada