Xaafadaha magaalada Muqdisho iyo duleedka magaalada waxaa laga maqlay jugta qarax culus oo ahaa camaliyad istish-haadiyo ah oo lala beegsaday saraakiil iyo askar ka tirsan dowlada federaalka.
Camaliyaddan istish-haadiyada ah waxaa lala beegsaday goob isku imaatin ah oo ay ku sugnaayeen saraakiil,askar iyo shaqaalaha kala duwan ee kooxda ridada soomaaliya.
Camaliyaddan waxaa fuliyay halyeey ka tirsan katiibada istish-haadiyiinta ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab,Waxeyna camaliyaddan sababtay khasaara xoogan oo soo gaartay dowlada federaalka.
Inta la xaqiijiyay waxaa camaliyaddan lagu dilay 15 isugu jirta saraakiil iyo askar ka tirsan kooxda ridada soomaaliya waxaa sidoo kale camaliyaddan lagu dhaawacay 22-kale oo isugu jirta saraakiil iyo askar murtadiin ah.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.