Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Saraakiil Kenyan Ah Oo Lagu Dilay NFD Iyo Sarkaal Lagu Weeraray Diinsoor.
  • Allposts
  • Warar

Saraakiil Kenyan Ah Oo Lagu Dilay NFD Iyo Sarkaal Lagu Weeraray Diinsoor.

July 8, 2025

Howlgal qorshaysan oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen deegaanka Qarso ee hoostaga degmada Qorof Xaraar ee gobolka Wajeer ee ku hoos jira gumaysiga saliibiyadda Kenya, ayaa lagu khaarajiyay laba sarkaal oo ka tirsanaa dowladda Kenya.

Howlgalkan waxay mujaahidiintu ku dileen Cadow Cali Buureey oo ahaa guddoomiyihii dowladfa kaafiradda Kenya ugu magacownaa deegaanka Qarsa, waxeyna mujaahidiintu gudoomiyahaasi ka furteen qori AK47 ah, sidoo kale ciidamada mujaahidiintu waxay howlgalkaas ku dileen sarkaal murtad ah oo lagu magacaabi jiray Nuur Gaabis Cali, oo si gaar ah ula shaqayn jiray ciidanka Aafduubka ee dowladda saliibiyadda Kenya.

Ciidamada mujaahidiinta ayaa in muddo ahba ku daba jiray labadaas sarkaal, kuwaasi oo dhibaato xooggan ku hayay bulshada muslimiinta ah ee ku dhaqan deegaankaas.

Dhanka kale gobolka Mandheera ciidamada mujaahidiintu waxay howlgal qarax ah la beegsadeen kolonyo ciidamo ah oo ka tirsan kuffaarta Kenya, kuwaas oo ku socdaalayay inta u dhaxaysa magaalooyinka Mandheera iyo Raama ee gobolkaasi, waxaanu qaraxa si gaar ah u haleelay oo uu u burburiyay gaari Kooyal ah oo kolonyada ciidankaasi qeyb ka ahaa, waxaana sidoo kale dhimasho iyo dhaawac ku noqday askartii Kuffaarta ee la socotay gaarigaas.

Dhanka kale, ciidamada mujaahidiintu waxay howlgal qarax ah ka fuliyeen gudaha degmada Diinsoor ee gobolka Bay, kaasi oo lala eegtay guri magaaladaasi uu ka dagganyahay taliyaha ciidanka daraawiishta Koonfur-galbeed ee degmadaasi, qaraxa ayaa waxaa ku gubtay gaari Cabdi bile ah oo uu ku rakibnaa qori dhashiike ah oo uu lahaa sarkaalkaasi.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 13-01-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -12-01-1447 Hijri.

Related Stories

Daawo Weerarkii Cagta Lagu Mariyay Maleeshiyada Laftagareen Ee Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Weerarkii Cagta Lagu Mariyay Maleeshiyada Laftagareen Ee Duleedka Baydhaba.

July 8, 2025
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -12-01-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -12-01-1447 Hijri.

July 8, 2025
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 13-01-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 13-01-1447-Hijri.

July 8, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)

July 5, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 21 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 21 aad)

June 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 20 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 20 aad)

June 23, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 19 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 19 aad)

June 20, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.

July 3, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.

June 30, 2025
Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.

June 26, 2025
Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.

June 24, 2025
Khasaaraha Weerarkii Barujeed Oo Kordhay Iyo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Weerarka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Khasaaraha Weerarkii Barujeed Oo Kordhay Iyo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Weerarka.

June 23, 2025
Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.

June 11, 2025
Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.

June 9, 2025
Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.

June 7, 2025
Daawo Hiiraan, Gedo, Sh/dhexe Iyo Galgaduud Oo Si Wanaagsan Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Hiiraan, Gedo, Sh/dhexe Iyo Galgaduud Oo Si Wanaagsan Looga Ciiday.

June 6, 2025
Sawirro: Wilaayaadka Baay, Bakool Iyo Sh/hoose Oo Si Heer Sare Ah looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Wilaayaadka Baay, Bakool Iyo Sh/hoose Oo Si Heer Sare Ah looga Ciiday.

June 6, 2025
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe Iyo Jubbada Hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe Iyo Jubbada Hoose.

June 6, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada