Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Saraakiil Reer Galbeed Ah Oo Camaliyad Istish-haadi Ah Lagula Eegtay Muqdisho (Bayaan).
  • Allposts
  • Warar

Saraakiil Reer Galbeed Ah Oo Camaliyad Istish-haadi Ah Lagula Eegtay Muqdisho (Bayaan).

July 9, 2025

Ciidamada mujaahidiintu waxay goordhow camaliyad Istish-haadi ah la beegsadeen saraakiil reer galbeed caddaan ah oo ku sugnaa gudaha magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, waxaana jugta camaliyadda si wayn looga maqlay degmooyinka gobolka Banaadir.

Bayaan kooban oo kasoo baxay taliska ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu xaqiijiyay in camaliyaddu si gaara uga dhacday gudaha xerada Kulliyada Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho, beegsatayna saraakiil ciidan saliibiyiin reer galbeed ah kuwaas oo tababaro siinayay ciidamada Ridada Soomaaliya,

Bayaanka Taliska waxaa nuqul ka mid ah lagu yiri” amaliyadda istish-haadiga ah ayaa – Allaah fadligiis – sidii loo qorsheeyay u
haleeshay saraakiisha saliibiyiinta reer galbeedka ah xillli ay kormeer ku samaynayeen ciidamada ridada ah ee ay tababarka ku siinayeen gudaha kulliyada Jaalle Siyaad, waxaana halkaas ku soo gaaray khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac.”.

Dhanka kale, ilo wareedyo xog-ogaal ah oo ay heshay Al-andalus ayaa xaqiijiyay in saraakiisha reer galbeedka ah ee lagu beegsaday camaliyadda istish-haadiga ee Kulliyada Jaalle Siyaad ay ka tirsanyihiin hawlgalka midowga Yurub ee u xilsaaran tababarka saraakiisha kooxda ridada ah.

Halkan Ka Degso Bayaanka Taliska Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin.

Ama hoos ka akhriso warsaxaafadeedka.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 14-01-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-01-1447 Hijri.

Related Stories

19 Sano Kadib Uganda Oo Ku Dhawaaqday In Ciidamadeeda Si Buuxda Ugala Baxayso Soomaaliya [Warbixin].
  • Allposts
  • Warar

19 Sano Kadib Uganda Oo Ku Dhawaaqday In Ciidamadeeda Si Buuxda Ugala Baxayso Soomaaliya [Warbixin].

January 26, 2026
Khasaare Nafeed iyo Mid Hantiyeed Oo Ka Dhashay Duufaano Ku Duftay Gudaha Mareykanka [Akhriso].
  • Allposts
  • Warar

Khasaare Nafeed iyo Mid Hantiyeed Oo Ka Dhashay Duufaano Ku Duftay Gudaha Mareykanka [Akhriso].

January 26, 2026
Maraykanka oo wajahaya qalalaase xoogan oo gudaha ah iyo kacdoonada ka dhanka ah Trump oo cirka isku sii shareeraya [Warbixin]
  • Allposts
  • Warar

Maraykanka oo wajahaya qalalaase xoogan oo gudaha ah iyo kacdoonada ka dhanka ah Trump oo cirka isku sii shareeraya [Warbixin]

January 26, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026

Sawirro

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026
Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.

December 31, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada