Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Saraakiil Yugaandhees Ah Oo Lagu Dilay Sh/hoose Iyo Howlgallo Kale.
  • Allposts
  • Warar

Saraakiil Yugaandhees Ah Oo Lagu Dilay Sh/hoose Iyo Howlgallo Kale.

November 10, 2024

Ciidamada mujaahidiintu waxay maanta howlgal qarax ah la beegsadeen kolonyo ciidamo ah oo ka tirsan Kuffaarta Yugaandha oo ku socdaalayay afaafka hore ee deegaanka Buufow, waxaana halkaas ku dhintay 4 askari oo Yugaandhees ah oo laba saraakiil Miino baarayaal ah ay tahay, halka sidoo kale lagu dhaawacay saddex askari oo kale, gubashadu waa gaari Taw ah.

Sidoo kale waxay ciidamada mujaahidiintu inta u dhaxaysa deegaannada Shalambood iyo Buufow qarax kula beegsadeen askar lug ah oo Yugaandhees ah, dhimashadu waa hal askari oo Yugandheys ah.

Dhanka Baay, waxay ciidamada mujaahidiintu maanta dagaal culus oo toos ah ku qaadeen xerada ciidamada kuffaarta xabashida Itoobiya ee degmada Bardaale, 3 askari oo Itoobiyaan ah ayaa lagu diay howlgalka, halka lagu dhaawacay 4 askari oo kale.

Dhanka Gaarissa, waxaa faahfaahin laga helayaa dagaal ciidamada mujaahidiintu maalmo ka hor ku qaadeen xerada ciidamada Miltariga dowladda saliibiyadda Kenya ee deegaanka Eegeey ee ka tirsan Dhadhaab ee gobalka Gaarisa ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya, dhimashadu waa 1 askari oo Kenyaan ah, dhaawaca waa 3 askari oo isla saliibiyiinta Kenya ah, 2Teendho oo ciidanka Kuffaarta ugu dhex dhisaneed saldhiga oo sahay ciidan ugu jirtay way gubteen.

Sidoo kale Gaarisa waxey ciidamada Mujaahidiintu dagaal culus ku qaadeen saldhigga ciidamada Kufaarta Kenya ee deegaanka Kiwaanga ee hoostaga degmada Faafi ee gobalka Gaarisa, waxaa jirta khasaare kufaarta lagu gaarsiiyay dagaalkaas.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -09-05-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -09-05-1446-Hijri.

Related Stories

Dhagayso Dardaaran Ka Mid Ah Inghimaasiyiintii Weerartay Dhismaha Godka Jilicoow.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Dardaaran Ka Mid Ah Inghimaasiyiintii Weerartay Dhismaha Godka Jilicoow.

October 5, 2025
Shan Gaalo Ah Oo Lagu Dilay Mandheera Iyo Askar Lagu Dhaawacay Afgooye. Sawir Hore Weerar Mandheera
  • Allposts
  • Warar

Shan Gaalo Ah Oo Lagu Dilay Mandheera Iyo Askar Lagu Dhaawacay Afgooye.

October 5, 2025
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-04-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-04-1447-Hijri.

October 5, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)

September 22, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)

September 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)

September 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)

August 31, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada