Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qaraxyo ka kala dhacay degmooyinka Yaaqshiid iyo Howlwadaag ee magaaladan Muqdisho.
Qaraxa ka dhacay gudaha degmada Yaaqshiid ayaa sababay dhaawaca Sarkaal ka tirsan dowladda Ridada federaalka kaasi oo lagu magacaabo Tahliil.
Sarkaalkan waxaa la dhaawacmay Labo askari oo ka tirsan maleeshiyaatka kooxda Ridada, Waxeyna wararkii ugu dambeeyay xaqiijinayaan in sarkaalka iyo Labada askari xaaladooda adag tahay maadaama dhaawacyadooda ay culusyihiin.
Qarax Labaad ayaa ka dhacay agagaarka Biyamaalow ee degmada Howlwadaag waxa uuna qaraxan sababay khasaara kala duwan oo soo gaartay maleeshiyaatkii dowladda Ridada ee qaraxa lala beegsaday.
Magaalada Muqdisho waxey ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ka fuliyaan weeraro kala duwan oo ay la beegsadaan saraakiisha iyo askarta Kufaarta iyo Murtadiinta.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.