Qarax ka dhacay gudaha Magaaladan Muqdisho ayaa lala beegsaday Sarkaal ka tirsan Hey’adda Nabad Sugida Dowlada Federaalka.
Sarkaalka Murtadka ah ee Qaraxa lala beegsaday ayaa lagu magacaabaa Fahad Daba Yare waxa uuna ka tirsan Saraakiisha He’addda Ashahaado La Dirirka Nisa oo ah mid caan ku ah dhibaateynta Dadka Shacabka ee ku dhaqan Magaalada Muqdisho.
Xilligii Sarkaalka qaraxa lala beegsanayay waxa uu la socday gaari waxa uuna qaraxan sigaar ah kaga dhacay Xaafadda Suuq Bacaad ee Degmada Yaaqshiid.
Sarkaalka Murtadka ah waxaa soo gaaray Dhaawaca culus iyadoona burbur xoogan uu soo gaaray Gaarigii uu watay.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.