Ciidamada mujaahidiintu waxay maanta gudaha magaalada Muqdisho ka fuliyeen howlgal gaar ah, kaasi si gaar ah uga dhacay degmada Wadajir, waxaana lagu dhaawacay sarkaal darajadiisu tahay Kabtan ah oo ka tirsan saraakiisha maleeshiyaadka Riddada.
Murtadka la dhaawacay ayaa lagu magacaabaa Cali Axmed Tifow wuxuuna ka mid ahaa saraakiisha murtadiinta ee ka howlgasha xerada ciidamada Turkiga ee Muqdisho ee loo yaqaanno (Turkisom ) waxaana gaaray dhaawac culus oo garaab ah.
Dhanka kale, faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax shaley ka dhacay gudaha degmada Balcad, kaasi oo lala eegtay gaari Cabdi bile ah oo ay la socdeen maleeshiyo ka tirsan Riddada, waxay dhimashadu gaartay 4 murtadiin ah, halka sidoo kalena ku dhaawacmeen 9 kale.
Murtadiinta howlgalkaasi qaraxa ah ku dhimatay waxaa ka mid ah sarkaal lagu magacaabi jiray Maxamed Xiifow oo ahaa Taliye Horin ka tirsan maleeshiyaadka Riddada ee qaraxa lagu beegsaday.
Dhanka Gedo, waxay ciidamada mujaahidiintu howlgal qarax ah la beegsadeen maleeshiyo ka tirsan Riddada kuwaas oo ku lugeynayey gudaha magaalada Baardheere, waxaana jira khasaare soo gaaray murtadiinta.