Ciidamada guutada qaraxyada Mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howlgala wilaayada Gedo, waxay saacadihii lasoo dhaafay howlgal qarax ah ku beegsadeen guri uu magaalada Garbahaarrey ka degganyahay Wasiirka Beeraha iyo ganacsiga maamul goboleedka ashahaada la dirirka Jubbaland, waxaana jira khasaare soo gaaray maleeshiyaad ku sugnaa gurigaas.
Sidoo kale, waxay ciidamada mujaahidiintu qarax labaad la beegsadeen maleeshiyo murtadiin ah oo ku lugeynayay gudaha magaalada Balad-xaawo ee isla gobolka Gedo, waxaana howlgalka ku dhintay sarkaal ka tirsan NISA, kaasi oo darajadiisu ahayd Taliye Horin.
Dhanka Sh/dhexe, waxay ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay weerar xooggan oo toos ah ku qaadeen xerada ciidamada kuffaarta Afrikaanta ee deegaanka Buurane, waxaana jira khasaare soo gaaray ciidamada kuffaarta Burundi.
Dhanka Jubbada hoose, waxay ciidamada mujaahidiintu maanta madaafiic ku garaaceen saldhigga maleeshiyaadka Riddada ee deegaanka Baarka ee dhaca duleedka magaalada Kismaayo, waxaana howlgalkaas ku dhaawacmay ugu yaraan laba murtad.
Sidoo kale ciidamada mujaahidiintu waxay deegaanka Singaleer ee isla duleedka Kismaayo qarax kula beegsadeen maleeshiyaad murtadiin ah oo lugeynayay, dhimashadu waa hal murtad, halka mid kalena uu ku dhaawacmay.