Howlgal gaar ah oo ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ka fuliyeen gudaha Magaaladan Muqdisho ayeey ku dileen sarkaal sare oo ka tirsan dowladda federaalka.
Howlgalka lagu dilay sarkaalkan waxa uu sigaar ah kaga dhacay xaafadda Siisii ee degmada Kaaraan, iyadoo faahfaahin laga helayo dilka sarkaalkaasi.
Cabdi Xuseen Xiifow oo ah sarkaal la dilay ayaa ka tirsanaay qeybta milatariga dowladda Ridada, waxa uu sarkaalkan ahaa Murtad si aad ah u dhibay shacabka degmada Kaaraan.
Dilka sarkaalkan waxa uu kusoo aadayaa xilli saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin gudaha magaaladan Muqdisho ka fuliyeen howlgalo ay ku dileen askar ka tirsan dowladda Ridada Federaalka.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.
dila baqtiga