Howlgal gaar ah oo ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay ka fuliyeen gudaha Magaaladan Muqdisho waxey ku dileen sarkaal ka tirsan dowladda Ridada federaalka.
Dilka sarkaalkan waxa uu ka dhacay xaafadda Suuqa Xoolaha ee degmada Hilwaa, Waxeyna Mujaahidiinta sarkaalkan ka toogteen qeybaha sare ee jirka taasi oo sababtay inuu isla goobta ku baqtiya.
Sarkaalkan la dilay lagu waxaa magacaabi jiray Muxamed Isxaaq waxa uuna ka tirsanaa Booliska Ridada isagoona sigaar ah uga howlgalayay Iskuul Buluusiya.
Dilka sarkaalkan waxa uu kusoo aadaya xilli ciidamada Mujaahidiinta ay sii kordhiyeen weerarada ka dhanka ah Saraakiisha dowladda Ridada ee ay ka fulinayaan gudaha magaaladan Caasimadda ah ee Muqdisho.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.