Mu’assasada Alkataa’ib ee garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa baahisay sawirada weeraradii cagta lagu mariyey xeryihii deegaanada Yasooman iyo Beera-Yabaal ee kuyaala bariga gobolka Hiiraan.
Weeraradaas ayaa si ba`an loogu xasuuqay maleeshiyada gorgor iyo macwiislayda, Sawirradaan la baahiyay ayaa waxaa qayb ka ah gaadiid lagubay iyo kuwa iyagoo bad qaba gacanta ay ku dhigeen Mujaahidiinta.